Skip to content
إبراهِيم /

Aayad 16

14 : 16

Aayad 16 of إبراهِيم (14 : 16). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

إبراهِيم Aayadaha 52
Suurad · إبراهِيم
Soomaaliga · Yacob
14 : 16

مِّن وَرَآئِهِۦ جَهَنَّمُ وَيُسۡقَىٰ مِن مَّآءٖ صَدِيدٖ

Jahannama baa ka horreysa, waxaana laga waraabin biyo carow ah .

Explanation & meanings · 1
  1. Waa dhacaanka ka yimaada nabarrada dadka ehlu Naarka ah.