13 : 29
ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ طُوبَىٰ لَهُمۡ وَحُسۡنُ مَـَٔابٖ
Kuwa (Xaqa) rumeeyey oo fala samaha aayatiin wanaagsan bay leeyihiin iyo rug u laabasho fiican (Janno).
Explanation & meanings · 1
- Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: Jannada waxaa ah geed uu u socdo hooskeeda kan gaadiid saaran boqol sano oo uusan goyneyn. W.w. Al-Bukhaari.