11 : 75
إِنَّ إِبۡرَٰهِيمَ لَحَلِيمٌ أَوَّٰهٞ مُّنِيبٞ
Hubaal Ibraahiim waa dulbadane, qalbi jilicsan , tawbad keen badan.
Explanation & meanings · 1
- Taah iyo oohin badan markuu Alle baryayo, u murugood badan dadka, aad uga cabsada Alle.