Skip to content
يُونس /

Aayad 89

10 : 89
يُونس Aayadaha 109
Suurad · يُونس
Soomaaliga · Yacob
10 : 89

قَالَ قَدۡ أُجِيبَت دَّعۡوَتُكُمَا فَٱسۡتَقِيمَا وَلَا تَتَّبِعَآنِّ سَبِيلَ ٱلَّذِينَ لَا يَعۡلَمُونَ

(Alle) wuxuu yidhi: Baryadiinna waa la idinka aqbalay . Ee idinku haya jidka toosan (ee Islaamka) hana raacina jidka kuwa aan wax ogeyn.

Explanation & meanings · 1
  1. Macnaha ducada labadoodaba, waxaa loola jeedaa tii Muuse, iyo Haaruun oo ku biiray isagoo lahaa Aamiin. (Allow naga aqbal).