10 : 86 وَنَجِّنَا بِرَحۡمَتِكَ مِنَ ٱلۡقَوۡمِ ٱلۡكَٰفِرِينَ Noogana badbaadi Naxariistaada qoloda gaalada ah.