Skip to content
يُونس /

Aayad 105

10 : 105
يُونس Aayadaha 109
Suurad · يُونس
Soomaaliga · Yacob
10 : 105

وَأَنۡ أَقِمۡ وَجۡهَكَ لِلدِّينِ حَنِيفٗا وَلَا تَكُونَنَّ مِنَ ٱلۡمُشۡرِكِينَ

Iyo inaad u jeediso wajigaaga xagga diinta (Islaamka) adigoo toosan, hana ka mid noqonin mushrikiinta.