Skip to content
التوبَة /

Aayad 110

9 : 110
التوبَة Aayadaha 129
Suurad · التوبَة
Soomaaliga · Yacob
9 : 110

لَا يَزَالُ بُنۡيَٰنُهُمُ ٱلَّذِي بَنَوۡاْ رِيبَةٗ فِي قُلُوبِهِمۡ إِلَّآ أَن تَقَطَّعَ قُلُوبُهُمۡۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ

Dhismahii ay dhiseen kama suulayo marnaba inuu ahaado sabab keenta walaac ku jira quluubtooda in maahee ay u kala go'go’aan quluubtooda qaybo . Alle waa wax kasta Oge, Xakiim ah.

Explanation & meanings · 2
  1. Walbahaarka hayey darti.
  2. Ilaa ay ka dhintaan. Sidaas awgeed ma toobad keenayaan.