71 : 9
ثُمَّ إِنِّيٓ أَعۡلَنتُ لَهُمۡ وَأَسۡرَرۡتُ لَهُمۡ إِسۡرَارٗا
Markaasaan ula hadlay si kore, si hoosana waan ula hadlay oo wax ugu sheegay .
Explanation & meanings · 1
- Wuxuu Nuux c.s. la soo maray ku baaqiisa Islaamka heerar iyo xaalado kala duwan: