Skip to content
المُمتَحنَة /

Aayad 7

60 : 7

Aayad 7 of المُمتَحنَة (60 : 7). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

المُمتَحنَة Aayadaha 13
60 : 7

۞ عَسَى ٱللَّهُ أَن يَجۡعَلَ بَيۡنَكُمۡ وَبَيۡنَ ٱلَّذِينَ عَادَيۡتُم مِّنۡهُم مَّوَدَّةٗۚ وَٱللَّهُ قَدِيرٞۚ وَٱللَّهُ غَفُورٞ رَّحِيمٞ

Waa intaasoo Alle yeelo kalgaceyl dhexdiinna idinka iyo kuwaad collaytanteen ee ka midka ah (gaalada oo soo islaamaan). Alle wax walba wuu Karaa . Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan.

Explanation & meanings · 1
  1. Inuu hirgeliyo tani ama waxa uu doonoba.