Skip to content
الرَّحمٰن /

Aayad 77

55 : 77
الرَّحمٰن Aayadaha 78
Suurad · الرَّحمٰن
Soomaaliga · Yacob
55 : 77

فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ

Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan ?

Explanation & meanings · 1
  1. Midna beeninmeyno Allow ka mid ah Nicmooyinkaaga oo ammaan iyo mahad idilkeed Adigaa leh oo ku caabudi Adigoo Keliya annagoon waxba kula wadaajin cibaadada.