Skip to content
الرَّحمٰن /

Aayad 54

55 : 54
الرَّحمٰن Aayadaha 78
Suurad · الرَّحمٰن
Soomaaliga · Yacob
55 : 54

مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ فُرُشِۭ بَطَآئِنُهَا مِنۡ إِسۡتَبۡرَقٖۚ وَجَنَى ٱلۡجَنَّتَيۡنِ دَانٖ

Iyagoo ku dangiigsan firaashyo cudbi-goodu xariir yahay, midhaha labadaa beeroodna waxay ahaan kuwo goosi dhow.