55 : 38
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?.
Explanation & meanings · 1
- Macnaha Rabbi waa Abuuraha, Nooleeyaha, Dhinsiiyaha, maamulaha uunka, Irsaaqaha, iwm. Waana Allaah.
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?.