Skip to content
القَمَر /

Aayad 28

54 : 28
القَمَر Aayadaha 55
Suurad · القَمَر
Soomaaliga · Yacob
54 : 28

وَنَبِّئۡهُمۡ أَنَّ ٱلۡمَآءَ قِسۡمَةُۢ بَيۡنَهُمۡۖ كُلُّ شِرۡبٖ مُّحۡتَضَرٞ

U sheeg in biyuhu yihiin qayb iyo kaltan dhexdooda ah, mid walbaa leeyahay cabbid maalin gaar ah.