Skip to content
القَمَر /

Aayad 25

54 : 25
القَمَر Aayadaha 55
Suurad · القَمَر
Soomaaliga · Yacob
54 : 25

أَءُلۡقِيَ ٱلذِّكۡرُ عَلَيۡهِ مِنۢ بَيۡنِنَا بَلۡ هُوَ كَذَّابٌ أَشِرٞ

Ma waxaa Wacdiga lagu soo dejiyey isaga oo nalaga dhex doortay? Mayee, waa beenlow isla weyn .

Explanation & meanings · 1
  1. Waxay ula jeedaan Nabi Saalix.