Skip to content
الجاثِية /

Aayad 14

45 : 14
الجاثِية Aayadaha 37
Suurad · الجاثِية
Soomaaliga · Yacob
45 : 14

قُل لِّلَّذِينَ ءَامَنُواْ يَغۡفِرُواْ لِلَّذِينَ لَا يَرۡجُونَ أَيَّامَ ٱللَّهِ لِيَجۡزِيَ قَوۡمَۢا بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ

Waxaad ku dhahdaa kuwa (Xaqa) rumeeyey inay iska dhaafaan kuwa aan ka rajo qabin Ayaamaha Alle , si uu ugu abaal mariyo qolo waxay kasbadeen.

Explanation & meanings · 2
  1. Waa billowgii baaqa Islaamka ka hor inta aan la idmin jihaadka.
  2. Ayaamaha Alle waxaa loola jeedaa maalmihii uu Alle ku soo dejiyey gaalada cadaabka, oo badbaadiyey kuwa xaqa rumeeyey.