Skip to content
صٓ /

Aayad 72

38 : 72
صٓ Aayadaha 88
Suurad · صٓ
Soomaaliga · Yacob
38 : 72

فَإِذَا سَوَّيۡتُهُۥ وَنَفَخۡتُ فِيهِ مِن رُّوحِي فَقَعُواْ لَهُۥ سَٰجِدِينَ

Ee markaan ebyo sameyntiisa isagoo dhan oo aan ku afuufo Ruuxda (aan u abuuray), markaas ula dhaca sujuud.