Skip to content
صٓ /

Aayad 16

38 : 16
صٓ Aayadaha 88
Suurad · صٓ
Soomaaliga · Yacob
38 : 16

وَقَالُواْ رَبَّنَا عَجِّل لَّنَا قِطَّنَا قَبۡلَ يَوۡمِ ٱلۡحِسَابِ

Waxayna yidhaahdeen: Rabbigayow! Noo soo dedeji saamigayaga (ciqaabka ) ka hor Maalinta Xisaabta (Qiyaamada).