Skip to content
يسٓ /

Aayad 41

36 : 41

Aayad 41 of يسٓ (36 : 41). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

يسٓ Aayadaha 83
Suurad · يسٓ
Soomaaliga · Yacob
36 : 41

وَءَايَةٞ لَّهُمۡ أَنَّا حَمَلۡنَا ذُرِّيَّتَهُمۡ فِي ٱلۡفُلۡكِ ٱلۡمَشۡحُونِ

Waxaa Calaamo ugu filan inaan ku qaadnay ubadkoodii Doonidii buuxday.

Explanation & meanings · 1
  1. Weedha durriyad halkan waxaa loola jeedaa fir (waa inay yihiin firkii Nuux) ee laga badbaadshay daadkii weynaa ee lagu halaagay qoonkii Nuux.