Skip to content
القَصَص /

Aayad 37

28 : 37
القَصَص Aayadaha 88
Suurad · القَصَص
Soomaaliga · Yacob
28 : 37

وَقَالَ مُوسَىٰ رَبِّيٓ أَعۡلَمُ بِمَن جَآءَ بِٱلۡهُدَىٰ مِنۡ عِندِهِۦ وَمَن تَكُونُ لَهُۥ عَٰقِبَةُ ٱلدَّارِۚ إِنَّهُۥ لَا يُفۡلِحُ ٱلظَّٰلِمُونَ

Muuse wuxuu yidhi: Rabbigay baa dhab u ogsoon kan kala yimid hanuun Xaggiisa iyo kan lahaan cidhibta wanaagsan ee Daarta . Hubaal daalimiintu ma liibaanaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Waa adduunka ama Aakhirada