Skip to content
النَّمل /

Aayad 7

27 : 7
النَّمل Aayadaha 93
Suurad · النَّمل
Soomaaliga · Yacob
27 : 7

إِذۡ قَالَ مُوسَىٰ لِأَهۡلِهِۦٓ إِنِّيٓ ءَانَسۡتُ نَارٗا سَـَٔاتِيكُم مِّنۡهَا بِخَبَرٍ أَوۡ ءَاتِيكُم بِشِهَابٖ قَبَسٖ لَّعَلَّكُمۡ تَصۡطَلُونَ

(Xus) markuu Muuse ku yidhi ehelkiisii: “Waxaan arkaa dab, Waxaan idiinka keeni war ama waxaan idiinka keeni dhimbilo dab ah inaad kulaashaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Waddada loo maro Masar.