Skip to content
النَّمل /

Aayad 54

27 : 54

Aayad 54 of النَّمل (27 : 54). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

النَّمل Aayadaha 93
Suurad · النَّمل
Soomaaliga · Yacob
27 : 54

وَلُوطًا إِذۡ قَالَ لِقَوۡمِهِۦٓ أَتَأۡتُونَ ٱلۡفَٰحِشَةَ وَأَنتُمۡ تُبۡصِرُونَ

(Waxaana dirnay) Luud markuu ku lahaa qolodiisii: Ma waxaad la imanaysaan faaxisho idinkoo arka ?

Explanation & meanings · 2
  1. Faaxishah wax xille oo foolxun waxaa halkan loola jeedaa zinada iyo ficilkii qoomu luud -Falalka khaniisnimada ah, iwm.
  2. Si caddaan ah, tafsiir kale waa idinkoo ogsoon inay tahay denbi weyn.