27 : 23
إِنِّي وَجَدتُّ ٱمۡرَأَةٗ تَمۡلِكُهُمۡ وَأُوتِيَتۡ مِن كُلِّ شَيۡءٖ وَلَهَا عَرۡشٌ عَظِيمٞ
Waxaan helay haweeney xukumeysa, oo la siiyey wax walba 'oo mulki adduun ah' , waxayna leedahay Carshi Weyn.
Explanation & meanings · 2
- Balqiis (ama Makeda) waxay ka talineysey Saba’ waagii Sulaymaan.
- Sida maal, beero badan, macaadinta dhulka, iwm.