Skip to content
الشعراء /

Aayad 61

26 : 61
الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 61

فَلَمَّا تَرَٰٓءَا ٱلۡجَمۡعَانِ قَالَ أَصۡحَٰبُ مُوسَىٰٓ إِنَّا لَمُدۡرَكُونَ

Markay labadii ciidan isu muuqdeen, Waxay yidhaahdeen asxaabtii Muuse: “Xaqiiq, waa nala haleelay”.