26 : 36
قَالُوٓاْ أَرۡجِهۡ وَأَخَاهُ وَٱبۡعَثۡ فِي ٱلۡمَدَآئِنِ حَٰشِرِينَ
Waxay yidhaahdeen: Dib u dhig isaga iyo walaalki (xaalkooda in yar) oo u dir magaalooyinka kuwo soo kulmiya .
Explanation & meanings · 1
- Kuwa keena saaxiriin oo soo qora ciidammo badan si looga joojiyo reer Israa’iil inay ka tagaan oo ka baxaan halkaasi.