Skip to content
الشعراء /

Aayad 226

26 : 226

Aayad 226 of الشعراء (26 : 226). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 226

وَأَنَّهُمۡ يَقُولُونَ مَا لَا يَفۡعَلُونَ

Iyo inay sheegaan waxaysan falayn .

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loola jeedaa in gabyaayada qaarkood iska tiriyaan gabayga iyagoo aan ugala jeedin khayr fidin, aan lahayn wax mowqif cad ah, iyagoo ku hadla been iyagoo aan wax kala saarin, wax iska ammaana ama caaya iyagoo uun raacaya hawadooda iyo danahooda.