26 : 210
وَمَا تَنَزَّلَتۡ بِهِ ٱلشَّيَٰطِينُ
Ma ayan keenin 'Qur’aankan' Shaydaammada.
Explanation & meanings · 1
- Siday yidhaahdaan gaalada, waxaase Alle Xaggiisa ka keenay malag Jabriil, Ruuxa aaminka ah oo ku soo dejiyey Nabi Muxammad s.c.w.