26 : 200 كَذَٰلِكَ سَلَكۡنَٰهُ فِي قُلُوبِ ٱلۡمُجۡرِمِينَ Sidaasaan u galinnaa 'diiddada Xaqa' quluubta denbiilayaasha.