26 : 185
قَالُوٓاْ إِنَّمَآ أَنتَ مِنَ ٱلۡمُسَحَّرِينَ
Waxay yidhaahdeen: Waxaad tahay oo keliya mid ka mid ah kuwa sixran .
Explanation & meanings · 1
- Waa haddii loo akhriyo “ minal mussaxariin” waxaa sidoo kale loo akhiryaa akhrin kale “ minal mussaxiriin” markaas mancaha waa kuwa wax sixra.