Skip to content
الشعراء /

Aayad 155

26 : 155

Aayad 155 of الشعراء (26 : 155). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 155

قَالَ هَٰذِهِۦ نَاقَةٞ لَّهَا شِرۡبٞ وَلَكُمۡ شِرۡبُ يَوۡمٖ مَّعۡلُومٖ

(Saalix) wuxuu yidhi: Tani waa Hal ; waxay u leedahay xaq inay cabto (biyo) maalin, idinkuna waxaad u leedihin xaq inaad cabtaan (biyo) maalin la yaqaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Hal Mucjiso ahaan loogu soo diray Calaamo ahaan ka timid xagga Alle.