25 : 9
ٱنظُرۡ كَيۡفَ ضَرَبُواْ لَكَ ٱلۡأَمۡثَٰلَ فَضَلُّواْ فَلَا يَسۡتَطِيعُونَ سَبِيلٗا
Eeg siday kuugu yeeleen tusaalooyin , oo ay u lumeen, una karin (qaadidda) Jid (Toosan).
Explanation & meanings · 1
- Oo malahooda ah si ay kuu beeniyaan oo wax kuugu dhimaan.