Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 47

25 : 47

Aayad 47 of الفُرقَان (25 : 47). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 47

وَهُوَ ٱلَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ٱلَّيۡلَ لِبَاسٗا وَٱلنَّوۡمَ سُبَاتٗا وَجَعَلَ ٱلنَّهَارَ نُشُورٗا

(Alle) waa Kan idiin ka yeelay habeenka hu' , hurdadana nasasho, kana dhigay maalinta foof .

Explanation & meanings · 2
  1. Macnaha waa idinku daboola oo qariya mugdigiisa.
  2. Waxaa loola jeedaa cusbooneysiinta nolosha iyo dhaqdhaqaaqa.