Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 22

25 : 22
الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 22

يَوۡمَ يَرَوۡنَ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةَ لَا بُشۡرَىٰ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُجۡرِمِينَ وَيَقُولُونَ حِجۡرٗا مَّحۡجُورٗا

Maalinta ay arki malaa’igta uma ahaan doonto farxad Maalintaas denbiilayaasha, waxayna (malaa’igtu) odhan: “Waa wax idinka xarriman 'jannada' oo gebigeedaba idinka reebban .

Explanation & meanings · 2
  1. Waqtiga dhimashadooda.
  2. Ma jiro war san iyo wanaag oo dhan.