Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 14

25 : 14

Aayad 14 of الفُرقَان (25 : 14). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 14

لَّا تَدۡعُواْ ٱلۡيَوۡمَ ثُبُورٗا وَٰحِدٗا وَٱدۡعُواْ ثُبُورٗا كَثِيرٗا

(Waxaa la odhan): Ha u yeedhannina maanta halaag keliya, ee u yeedha halaag badan .

Explanation & meanings · 1
  1. Thubuuraa waa weedh ay Carabta odhan jireen markay la kulmaan cadow ka xoog badan ama ku dhacdo musiibo weyn, macnaheeduna waxaa weeye Allow naga soo gaadh oo na badbaadi ama nafta naga qaad.