Skip to content
الحج /

Aayad 45

22 : 45
الحج Aayadaha 78
Suurad · الحج
Soomaaliga · Yacob
22 : 45

فَكَأَيِّن مِّن قَرۡيَةٍ أَهۡلَكۡنَٰهَا وَهِيَ ظَالِمَةٞ فَهِيَ خَاوِيَةٌ عَلَىٰ عُرُوشِهَا وَبِئۡرٖ مُّعَطَّلَةٖ وَقَصۡرٖ مَّشِيدٍ

Badanaa inta magaalo aan halaagnay iyadoo dulmi fali, sidaa darteed iyadu ku dambeysay burbur (ilaa iyo maanta), badanaana inta ceel laga qaxay iyo daaro waaweyn.