Skip to content
طه /

Aayad 70

20 : 70
طه Aayadaha 135
Suurad · طه
Soomaaliga · Yacob
20 : 70

فَأُلۡقِيَ ٱلسَّحَرَةُ سُجَّدٗا قَالُوٓاْ ءَامَنَّا بِرَبِّ هَٰرُونَ وَمُوسَىٰ

Saaxirintii waxay ula dhaceen dhulka sujuud .Waxay yidhaadeen: Waxaan rumeynay Rabbiga Haaruun iyo Muuse.”

Explanation & meanings · 1
  1. Kaddib markay arkeen mucjisooyinka uu Alle siiyey Muuse iyo inay yihiin xaqiiq oo aysan ahayn moodsiin sixir.