15 : 95 إِنَّا كَفَيۡنَٰكَ ٱلۡمُسۡتَهۡزِءِينَ Annagaa xaqiiq kaa kaafiyeyna jees-jeesayaasha (ku jeesjeesa Diinta).