Skip to content
الحِجر /

Aayad 70

15 : 70
الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 70

قَالُوٓاْ أَوَلَمۡ نَنۡهَكَ عَنِ ٱلۡعَٰلَمِينَ

Waxay yidhaahdeen: Miyaanaan kaa reebin inaad (nagala hadasho) dadka shisheeyaha ah ?

Explanation & meanings · 1
  1. Waxay ku fali jireen xumaha fuulidda ragga ah martidooda, waxayna u handadeen Luud si uusan uga reebin ficilkaa xun ee khaniisnimada.