15 : 67
وَجَآءَ أَهۡلُ ٱلۡمَدِينَةِ يَسۡتَبۡشِرُونَ
Waxaana yimid dadkii magaalada iyagoo ku bishaareysan 'martida timid' ,
Explanation & meanings · 1
- Ku faraxsan warka martida Luud ee yimid magaalada.
Aayad 67 of الحِجر (15 : 67). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَجَآءَ أَهۡلُ ٱلۡمَدِينَةِ يَسۡتَبۡشِرُونَ
Waxaana yimid dadkii magaalada iyagoo ku bishaareysan 'martida timid' ,