Skip to content
الحِجر /

Aayad 16

15 : 16
الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 16

وَلَقَدۡ جَعَلۡنَا فِي ٱلسَّمَآءِ بُرُوجٗا وَزَيَّنَّٰهَا لِلنَّٰظِرِينَ

Waxaan dhab ahaan yeelnay samada xiddigo waaweyn iyo rugo ay maraan, Waxaana u qurxinnay daawadayaasha.